Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Monday, May 24, 2010

Google Sidewiki entry by bashir

Helpful information about "Horyaal Waa Horumar - Atom".

To write an entry about a specific part of the page, highlight those words on the page.

in reference to: Horyaal Waa Horumar - Atom (view on Google Sidewiki)

Thursday, May 20, 2010

heesta dhulkeenna hooyo


heestaan waa heesaha sida aadkaa loogu xasuusto dhulkeena hooyo bal ka bogasho wacan dhamaaaan dadwaynahow ayaan idin leeyahay mahadsanidiin
B D Dhabayaco

Thursday, May 13, 2010

Horyaal Waa Horumar: MSF oo indhaha fiiqayso

waa tahay ee waa in lawadaa hawsha ay wadaan hay'adani

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey