Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar
Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .
500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe
Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.
Madaxwaynaha Puntland Faroole
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .
Naadiga Comsed ee Gaalkacyo
Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).
Wednesday, October 12, 2011
Madaxweynaha Puntland iyo Wefdi uu Hogaaminayo oo Maanta Garoowe ka Dhoofay[Dhegeyso]
Madaxweynaha Puntland iyo wefdi uu horkacayo oo ay kamid yihiin Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka bada Siciid Maxamed Raage , Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Puntland Maxamed Xasan Barre iyo xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha Yuusuf Xasan
Labo Qof oo Ku Eedeysnaa Dilkii Nabadoon Xasan (Waloore) oo La Xukumay[Dhegeyso]
Calankeenna Soomaaliya oo 60 sano jirsadey!
Waxaa qaybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya maanta laga xusayaa 12-ka October oo ku beegan maalintii la asaasay Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya sanadkii 1951.Waa sanad guuradii 60-aad oo kas oo wareegtay
Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya
wararkii ugu danbeeyey
-
Careys Ciise Kaarshe oo ahaa saaryahan weyn oo Soomaaliyeed wuxuu ku dhashay " La-helay " oo ku taal Gobolka Jubada Hoose, 20km K...
-
Gabayada afsoomaliga lama yaqaan sida uu u bilawday sida afka soomaliga oo kale laakiin waxa macruuf ah in gabayga soomaliga ah uu...
-
Gabaygan DOOG-KICIYE waxa uu jawaab u yahay gabaygii ka horreeyey ee DARBADAALEY haddaba Maansadan aad ayay intaan uga badan tahay. Sidii ...
-
Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010...
-
Naadigaan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la,aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas,aasay magaalada gaalkacyo w...
-
Maxamed Nuur Fadal wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Degmada Berbera xilli ku beegnaa 1885. Mas’uuliyiinta mustacmaraddii Ingriiska ee u fadhi...
-
shil gaari oo uu ku dhintay Abaanduulihii Ciidanka Daraawiishta P/land (29/06/10) Abaandulihii Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland Alla...
-
Arligaygow Farax Murtile iyo Baafin Haybad waxaad ku leedahay Dh/Hooyo Nabadeey Macaaney Neecaw Udgooney B D Dhabayaco Allhoryaal Melbo...
-
Dhammaan waxaan ogaysiinayaa asxaabta in aan dibu habayn aan ku wadno webkaan lana casriyaynayo in sha Allaah oo aad kaga bogan doontaan arr...










