Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Showing posts with label Tacliinta. Show all posts
Showing posts with label Tacliinta. Show all posts

Friday, January 7, 2011

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo ka hadlay waxbarashada dalka

Guddoomiyaha jaamacadda Muqdishu Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar ayaa shalay u khudbeeyay jaaliyada Somalida ee dalka Nederlands.
Gudoomiyaha ayaa ka hadlay xaalada waxbarasha ee dalka Soomaaliya isagoo sharraxay horumarka waxbarasho ee ka jira dalka iyo caqabadaha la soo gudboonaada.

Thursday, December 16, 2010

Tabbabar Magaalada Bosaaso Uga Furmey Saxaafada Puntland (Sawiro)

Tabbabar ayaa maanta Hoteelka Jubba ee magaalada Bosaaso uga furmey warbaahinta ka howlgasha degaanada Puntland,waxaana tababarka soo qaban qaabisay Ururka MAP iyadoo oo kaashanaysa Hay’ad lagu magacaabo PRESS NOW.

Thursday, October 7, 2010

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo Kulan La Qaadatay Hay’adaha Ka Shaqeeya Farsamada Gacanta(Sawiro)

Waxaa maanta kulan isugu yimid Xarunta Wasaarada Waxbarashada Puntland ee magaalada Garoowe Hay’adaha ka shaqeeya waxbarashada gacanta iyo waaxda Wasaarada Waxbarashada ee farsamada gacanta,

Tuesday, October 5, 2010

Jaamacadda East Somalia oo Ardaydii ugu horeysay ay Imtixaan u Fariisteen(Sawiro)



Qaar ka mid ah ardaydii ugu horeysay ee Jaamacadda Bariga Somalia (East Somalia University) ayaa si rasmi ah u fariistay Imitaaxka Tijaabadda ee u gudbida Jaamacadda.

In ka badan 70 Arday ayaa Imtixaanka u Fariistay kuwaas oo kala ahaa Qeybaha kala duwan ee Maamulka iyo Sharciga.

Wednesday, September 29, 2010

Warbixin Soomaliya oo noqotay waddanka ugu xun iskuul aadista(Sawirro)


Warbixin ay soo saartay kooxda u ololaysa waxbarashada ee Global Campain For Education (GCE) ayaa sheegtay, in Soomaaliya ay noqotay waddanka ugu xun adduunka ee iskuul laga aado.Dagaalka ka socda in ka bada labaatan sano ayaa saamayn ku yeeshay wax barashada.

Friday, August 6, 2010

Waxyaalaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaaro tacliinta

Waalid weliba waxaa uu jecel yahay in ilmihiisu noqdo mid aad ugu fiican tacliinta
Mar kasta oo ilmuhu guul ka gaaro waxbarashadana waxaa uu waalidku dareemaa farxad aan lasoo koobi karin. Jidka dheer ee loo maro tacliintu waa mid u baahan dadaal iyo dulqaad badan.

Tuesday, June 22, 2010

500 arday ayaa ufariistay imtixaanka Jaamacadda East Africa

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan Jaamacadda
East Africa ee magaalada garoowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Saturday, January 23, 2010

Ardey Ka Qalin Jebisey Jaamacada SHANDi

Waxaa habeenimadii jimcaha 22/01/2010 lagu qabtay dalka suudaan gaar ahaan gobolka nahrul-niil magaalada shandi xaflad qalinjabin oo loo samaynayey aradada dhameesay jaamacada SHANDI

Friday, January 15, 2010

Puntland State University (PSU) to launch community broadcasting

 Garowe, Jan 10 - Students in the diploma in journalism class at Puntland State University, Garowe, will start community broadcasting in February.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey