Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Showing posts with label Muuqaallada. Show all posts
Showing posts with label Muuqaallada. Show all posts

Friday, December 17, 2010

Heestii Arligaygow ka bogasho wacan iyo Heeso wadaniya (Video)

Arligaygow
Farax Murtile iyo Baafin
Haybad waxaad ku leedahay Dh/Hooyo
 
Nabadeey Macaaney Neecaw Udgooney
   B D Dhabayaco
Allhoryaal
Melbourne

Wednesday, June 30, 2010

KU Dalxiis dalka Soomaaliya

Dalkeena waa dalka kaliya ee aan la arkin dunida meel la mida markii loo eego
dhanka khayraadka Bad iyo Birriba iyadoo uu Ilaahay nagu mannaystay haddana waan ku
qooqnay nimcadii uu Alle nagu galladaystay saa oo ay tahayna waan garanwaynay ka faa'iidaysigiisa.

Geeraar iyo xasuus aad uwacan{Daawasho}.!!!

Geeraar ku saabsan xaalka dalkeenu yahay
W/T:(Bashir Dahir Dhabayaco)

Dunidaba dhammaanteed Dadaalbey galeenoo
Daarey dhisaayaan Dalkooday cammirayaan
Dadaal la'isku dhaafyo Daruuraha agtoodiyo,
dayaxaa la dagayaa taasaa la doorbidey
inaa lagu dakeeyaa Dowr wacan la gaara
Dadkaygow annaguna dadba daa warkiise
Dawrkeena wacaniyo dadkiibaan qalaynaa,

Xooga Dalka Soomaaliya daawasho wacan

Muuqaalkan waxaa uu ka turjumayaa siduu ahaa xooggii dalka saamaaliya waqtigii Dawladda soomaliya ay jirtay isla markaana loo yaqaanay soomaaliya Libaaxyada Afrika,

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Qadar iyo munaasabaddi 1da Luulyo ee sanadki hore

WAA sanadkii hore(2009) iyo sidii ay u dhigeen jaaliyadda soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka qadar
daawasho wacan in sha allah ilaah ha noo hagaajiyo dalka iyo dadkaba soomaalina ha isku soo cesho

Xasuus wacan waa Dagaalkii1977kii

waa Dagaalkii 77kii immisa aya ka soo wareegtay ma la iswaydiiyeyse soomaaliya siday ahayd iyo waxii loo yaqaanay soomaaliya(libaaxyada Africa).

waqtigaase dadka kala reebee maxaan ku danbeynay soomaaliyey soomaaliya waa in laga waantoobaa sidaan haddii kale silicu waa sii kordhaayaa .

ALLOW DADKA NOO HADEE

ALLOW DALKA NOO HAGAAJI

alla daa'imow adaa daalacane

kuwa nagu dangiigsaday naga dulqaadoo

alla daa'imow dalka noo hagaaji

Aaaaaaaamiiiiin allahayow.

Daawasho wacan ayaan idin leeyahay heeso badan oo xasuus leh ayaa dulsaaran oo aad kaga dheehanaysaan inta aad daaawanaysaan waxaana idin leeyahay dalkana haloo dadaalo dhalinyaroy.

Bashir Dahir Dhabayaco

Melb - Australia

Tuesday, June 22, 2010

hooyadu waa lama huraan iyo Carays C Karshe (A.U.N)

waa inaan walaalayaal ku dadaalnaa Baarrinimada waalidka, hooyadana la maqlaa si aanu uhelno naxariista Eebe waayo Jannadu waxay tahay hooyada labadeeda cagood hoostooda,marka waa inaan noqonnaa Baarriyaal waalidkana u asxaan sameeya oo aanan caasinin.

Thursday, February 4, 2010

heesta calanka ogadeniya daawaho wacan akhyaarey nabadgalyana isma dhaafno

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey