Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Showing posts with label Sports. Show all posts
Showing posts with label Sports. Show all posts

Wednesday, December 29, 2010

Xulka Gobolka Banaadir oo usoo Baxay Wareega Final-ka

Xulka gobolka Banaadir ayaa ku guuleysatay inuu usoo baxo wareega Final-ka ee ugu dambeeya koobka ciyaaraha gobolada Soomaaliya kadib maanta ay la ciyaareen xulka kubadda cagta ee gobolka Nugaal.

Halyeey Cabdi Bile Cabdi oo Maanta Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe

Halyeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bille Cabdi ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe, waxaana Halyeygu uu si toos ah ugu gudbey garoonka Mire Awaare halkaas oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Soomaaliya.

Monday, December 27, 2010

Gobolada Bari iyo J/Hoose oo u Soo Baxay Wareega Semi Final-ka

Xulalka kubadda cagta ee gobolada Bari iyo Jubadda Hoose ayaa maanta usoo baxay wareega afarta kooxood ee Semi Final-ka.
Ciyaaraha ka dhacay maanta garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare ayaa gunaanad u ahaa wareega Quarter Final-ka ama 8-kooxood.

Sunday, December 26, 2010

Xulalka gobolada Nugaal iyo Banaadir ayaa noqday labadii xul ee horeeyey oo u gudba wareega Semi Final-ka.

Garoonka kubadda cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe ayaa waxaa si rasmi ah maanta (Axad) uga bilaabmay wareega 8-kooxood, waxaana kulmay afar kooxood oo usoo baxay wareegaas.
Nugaal Vs Mudug
Ciyaartaan ayaa waxaa daawashadiisa kasoo qaybgalay dadweyne aad u fara badan kuwaas oo aad u xiiseynaayay natiijada

Saturday, December 25, 2010

Isku aadka Ciyaaraha ee Gobolada Soomaaliya Quarter-finals

Sideed gobol oo kamid ahaa 15-kii gobol ee ku tartamaayey horyaalka gobolada Soomaaliya 2010 ayaa maanta la shaaciyey qaabka ay u wada ciyaari doonaan, waxaana ay bilaaban doonaan maalinta berri ah, oo ay is arki doonaan 4 gobol kuwaas oo labadii soo baxaa

Baay iyo Jubadda Hoose oo Iska Reebay Sanaag iyo Galguduud una Gudbay wareegga 8da Gobol.

Waxaa maanta lasoo afmeeray wejiga kowaad ee koobka ciyaaraha gobolada Soomaaliya ee kasoconaaya magaalada Garoowe.
Afar goboll oo ku jira Group-ka u dambeeya ee Group D ayaa maanta wada kulmay,waxaana kasoo baxay labo koox oo u gudbay wareega 8-kooxood.

Wajigii 1aad ee Ciyaaraha Gobolada oo Maanta Soo Xirmaya iyo Wareegga 8-da oo Loo Gudbaayo.

Wareega saddexaad ee koobka ciyaaraha gobolada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta si rasmi ah loo soo gaba gabeeyo,iyadoo ay wada ciyaari doonaan afar kooxood oo ku jiraa Group D ee u danbeeya.
Kooxaha maanta wada ciyaari doonaa ayaa kala ah;
Baay vs Galguduud
Sanaag vs Jubada Hoose

Friday, December 24, 2010

Xusuus Qor: Ciyaaraha Gobolada Soomaaliya “Cubtan Laysu Baaq Ciyaarna Lagu Heshii”.

(December 24, 2010)Ciyaarta kubadda cagta ayaa ah midda loogu xiisaha badan yahay adduunka isla markaana ah luuqada ama lahjadda kulmisa caalamka oo dhan

Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliya ~


Xulalka Bari Vs Sh. Dhexe (1-1) oo u gudbay wareega 2-aad, Bakool oo 5-1 kaga badisay J. Dhexe.

Garowe, Dec 24 - Ciyaaro aad u xiiso badan ayaa galabta ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare ee xarunta D/Puntland. 

Cyaartii 1-aad ayaa waxaa wada ciyaaray xulalka J. Dhexe v Bakool,

Thursday, December 23, 2010

Mudug iyo Banaadir oo u Soo Baxay Wareega 8da Kooxood, Sool iyo Gedo oo Dhulka lagu jiiday Tikitkana Loo jaray.


Waxaa goor dhowayd soo dhamaaday ciyaarihii gobolada Soomaaliya gaar ahaan ciyaarihii dhexmaray afarta kooxood oo kuwada jira Kooxda B.


Garoowe:- Isku aadka Ciyaaraha G/Soomaaliya ee maanta (23.12.2010)

Koobka gobolada Soomaaliya ee kasoconaaya magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa guda galay wareega saddexaad ama wareega ugu dambeeya

Nugaal oo Ka Badisey Hiiraan iyo Jubada Hoose oo ka Talaabsatey Galguduud


Ciyaaraha gobolada Soomaaliya ee ka socda magaalada Garoowe ayaa galay todobaadkii labaad iyada oo is aragii labaad ee goboladu soo afjarmey.

Tuesday, December 21, 2010

Shabeelada Dhexe oo 2-1 ku dirtay Jubada dhexe iyo Sanag oo kaga badisay 2-1 G/Baay

Galabta garoonka Mire Awaare ee uu ka soconayo Koobka gobolada Soomaaliya waxaa ku kulmay 4 Naadi oo min labo u kala ciyaaray.
Inkastoo ay kala dambeeyeen ciyaarihiii Galabta dhacay ayaa tii hore waxay dhexmartay gobolada Shabeelaha dhexe iyo Jubada dhexe

Macalinka Ciyaartoyda Gobolka Hiiraan oo Beeniyay Warar soobaxay

Macalinka Ciyaaryahanada gobolka Hiiraan ee magaalada Garoowe u jooga sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen ciyaaraha gobolada Soomaaliya ee ka socda magaaladaas ayaa beeniyay

Monday, December 20, 2010

Gobolka Mudug oo 1-0 uga adkaatay Gedo,iyo Gobolka Bari Oo Cashar u Dhigay Bakool (Daawo)

Afar kooxood oo ku kala jiraa Group-yada B iyo C ayaa maanta wada ciyaaray oo qayb ka ah ciyaaraha gobolada Soomaaliya..
Ciyaaraha ayaa maalin weliba yeelanaaya xiiso gaar ah,waxaana lagu guda jira weli wareega labaad

Sunday, December 19, 2010

Shabeelada Hoose Oo Hartay,Banaadir iyo Sool oo Barbar dhac Galay

Waxaa maanta lagu guda galay wareega labaad ee ciyaaraha gobolada Soomaaliya,waxaana kulmay afar kooxood oo kuwada jira labada Group ee u horeeya ee Group A iyo B.

Saturday, December 18, 2010

Gobolada Jubada hoose iyo Baay oo Galabta isku hardiyay Koobka gobolada

Waxaa goor dhow soogabagaboobay groub-ka 4aad ee cayaaraha gobolada soomaaliya oo kasocda magaalada Garoowe ee caasumada dowlada Puntland

Xulka Gobolka Galgaduud oo 2-1 kaga badiyey Xulka G/Sanaag

Ciyaartii u dhaxeysay xulalka gobolada Galguduud iyo gobolka Sanaag ayaa goor dhowayd kusoo dhamaatay garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare.

Friday, December 17, 2010

Xulka Bari oo 2-0 kaga guulaystay J. Dhexe, iyo Sh. Dhexe oo 4-3 ku carraabiyey Bakool.

Garowe, Dec 17 - Xulka gobolka Bari ayaa maanta wacdaro dhigay, si xarago lehna ugu guulaystay ciyaartii ugu horeysay ee ay la ciyaareen xulka J. Dhexe.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey