Wednesday, October 6, 2010

Hanbalyo Aroos Jacfar Yusuf iyo Shukri C.Jamac

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo,Dhammaan Ehelada,Asxaabta,Iyo dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxay Dhambaal Tahniyad Aroosa hawada u marinayaan Arooska iyo Aroosadda aan kala dhicin:-
 Mudane Jacfar Yuusuf Cabdala iyo Gacalisadiisa Shukri Cabdi Jamac
Dadka tahniyadda diraya waxay kala yihiin:-
Hooyo Mulaaxo caynshe Guuleed
Hooyo Haweeya Caynshe Guuleed
Hooyo Yusur Caynshe Guuleed
hooyo Dahabo Buncun
Asad Dahir Dhabayaco
Bashir Dahir Dhabacyo
Fadumo Cabdi Xaji
Amal Cabdi Xaji
Anisa Cabdi Xaji
Sahal Dahir Dhabayaco
Deqa Dahir Dhabayaco
fartuun,Najib,Max'ed,Farxan,Maryan,Istahil,Shukri,Tarig oo ah ilma Dahir Dhabayaco
iyo Dhammaan ilma daahir iyo ilmahooda,
Cowke C/karin Gabanow Iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Rabiile C/karim Gabanow iyo Dhamman Ree Gabanow
Adam Shardi Axmed Iyo Xaaskiisa
Ismacil Camir Seed
C/rahman Max'uud Sahal
Cabdala Max'ed Cabdi ( Horeye)
Muna ismacil cali
Max'ed Cabdi Bootaan
Sumayo Yusuf Cabdala
Iqra Yusuf Cabdla
Bishaar Yuusf Cabdala
Ifraax Yusuf Cabdla iyo Dhamman ilma yusuf Cabdala
Faadumo Cabdi Xaaji
Amaal Cabdi Xaaji Iyo Dhammaan Ree Cabdi Xaaji
Ibrahim Khalar iyo Dhamman Ree khallar
Iyo dhammaan Ree Cisman Aaadam

Dhammaan Dadkani oo kala jooga Daafaha caalamka waxay Tahniyad aroos oo aan la soo koobi karin hawada u marinayaaan
Farta iyo Faraantiga ,Xiddigta iyo Dayaxa aan kala dhicin
Waaa Jacfar Yusuf Cabdala iyo Shukri Cabdi Jamac
oo Arooskoodu caawa ka dhacay (24/09/2010) Magalada gaalkacyo gaar ahaan xaafadda Israac waxayna leeyihiin
Noqda kuwii isku waara kala helana ubad khayr qaba
iyo Ducadii Nabiga S.C.W"بارك اللـه فيكم وجـمع بينكـمابخير"
Aaaaaamiiiiin Aaaaaaaamiiiiiiin Aaaaaaamiiiiiiiiiiin.

1 Ra'yi ka dhiibo:

Hambalyo ayaan leenahay Mr Jacfar iyo Shukri waxaana leeyahay isku waara kala helana ubad baaarriya

Post a Comment

Halkaan Ku cabbir Ra'yigaaga adoon cidna duraynin.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey