Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Showing posts with label Fanka Iyo Suugaanta. Show all posts
Showing posts with label Fanka Iyo Suugaanta. Show all posts

Wednesday, October 20, 2010

Tarriikhda Abwaankii waynaa ee Carays Ciise Kaarshe (A.U)

Careys Ciise Kaarshe oo ahaa saaryahan weyn oo Soomaaliyeed wuxuu ku dhashay " La-helay " oo ku taal Gobolka Jubada Hoose,
20km Kismaayo dhanka Galbeed ka xigta.

Tuesday, June 15, 2010

Maxamed Nuur Fadal Taariikh kooban

Maxamed Nuur Fadal wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Degmada Berbera xilli ku beegnaa 1885. Mas’uuliyiinta mustacmaraddii Ingriiska ee u fadhi jirtey Somaliland waxay isla markii ay heshiisyada la galeen odayaashii beelaha Somaliland 1884kii

Thursday, August 16, 2007

Gabayga Doog-kiciye Ee Jawaabtii Darbadaaley & Ab/ Khaliif Sh Max'ud

Gabaygan DOOG-KICIYE waxa uu jawaab u yahay gabaygii ka horreeyey ee DARBADAALEY haddaba Maansadan aad ayay intaan uga badan tahay. Sidii hadba tuducyo u lumayeen ayaa intaasi ka soo hartay, waana arrin aan la yaab lahayn. Waayo qoraal iyo cajalad midna gabaygaani ma gelinnin muddo qarni iyo badh ah oo afka ayaa laysugu tebin jirey.
Waxay Soomaalidu weligood isu sheegi jireen in markii uu Aw-Muuse Ismaaciil uu raaciyey tixdaan mariyey (DARBADAALEY)

Wednesday, August 15, 2007

Gabaygii Aw muuse Ismacil ee Darbadaaley

Gabayada afsoomaliga lama yaqaan sida uu u bilawday sida afka soomaliga oo kale laakiin waxa macruuf ah in gabayga soomaliga ah uu soo maray marxalado fara badan oo loo aanayn karo abwaannadii hore. tusaale ahaan raage ugaas oo ku soo kordhiyay habka laba dhaca qaafiyada, ugaas nuur oo soo kordhiyay habka maansada iyo gabayada gaagaaban iyo sdioo kale isticmaalka ereyo badan oo soomali ah. Darbadaaley.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey