Garoowe, August 19, 2014 - Madaxwaynah Dowladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu gudi heer wasiiro ah u magacabay la socodka iyo dib u habaynta shaqada iyo shaqaalaha Dowladda Puntland.
Gudigaan ayaa waxaa loo xilsaaray in ay kormeeran lana socdaan hanaanka dib u habaynta shaqada iyo shaqaalaha Dowladda Puntland, islamarkaana hubiyaan ka qayb qaadashada dhamaan hay’addaha Dowladda.
Dhinaca kale, Gudiga ayaa la faray inay bilaabaan dardarna geliyaan hawlaha loo xilsaaray.
0 Ra'yi ka dhiibo:
Post a Comment
Halkaan Ku cabbir Ra'yigaaga adoon cidna duraynin.