Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Wednesday, October 12, 2011

Madaxweynaha Puntland iyo Wefdi uu Hogaaminayo oo Maanta Garoowe ka Dhoofay[Dhegeyso]

Madaxweynaha Puntland iyo wefdi uu horkacayo oo ay kamid yihiin Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka bada Siciid Maxamed Raage , Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Puntland Maxamed Xasan Barre iyo xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha Yuusuf Xasan

Labo Qof oo Ku Eedeysnaa Dilkii Nabadoon Xasan (Waloore) oo La Xukumay[Dhegeyso]

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa ka warbixiyey xukuno ay Maxkamada derejada 1-aad ee gobolka Nugal ku ridey 2-qof oo lagu soo eedeeyey inay ku lug lahaayeen dilkii nabadoon Xasan (Waloore) oo lagu toogtey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug horaantii bishii 8-aad ee sanadkan

Calankeenna Soomaaliya oo 60 sano jirsadey!

Waxaa qaybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya maanta laga xusayaa 12-ka October oo ku beegan maalintii la asaasay Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya sanadkii 1951.Waa sanad guuradii 60-aad oo kas oo wareegtay

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey