Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

Wednesday, October 20, 2010

Tarriikhda Abwaankii waynaa ee Carays Ciise Kaarshe (A.U)

Careys Ciise Kaarshe oo ahaa saaryahan weyn oo Soomaaliyeed wuxuu ku dhashay " La-helay " oo ku taal Gobolka Jubada Hoose, 20km Kismaayo dhanka Galbeed ka xigta....

Thursday, October 7, 2010

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo Kulan La Qaadatay Hay’adaha Ka Shaqeeya Farsamada Gacanta(Sawiro)

Waxaa maanta kulan isugu yimid Xarunta Wasaarada Waxbarashada Puntland ee magaalada Garoowe Hay’adaha ka shaqeeya waxbarashada gacanta iyo waaxda Wasaarada Waxbarashada ee farsamada gacan...

Wednesday, October 6, 2010

Hanbalyo Aroos Jacfar Yusuf iyo Shukri C.Jamac

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo,Dhammaan Ehelada,Asxaabta,Iyo dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxay Dhambaal Tahniyad Aroosa hawada u marinayaan Arooska iyo Aroosadda aan kala dhicin:-  Mudane Jacfar Yuusuf Cabdala iyo Gacalisadiisa Shukri Cabdi Jam...

Buugga Bangiyada Islaamka iyo Q/Sare Siciid Cali Shire

“Islamic banking and finance is no longer just a theory or a dream, in fact it is now an emerging, evolving reality” Prof. Khurshid Axm...

Dowladda Yemen oo Xabsiga Dhigtay Tahriibeyaal Soomaali Ah

Dawladda Yemen ayaa xabsiga u taxaabtey muwaadinin Soomaali ah oo halkaas si sharci darro ah ku galay kadib markii ay soo galeen safar dhanka badda....

Tuesday, October 5, 2010

Maciishadda SomaliLand oo sare u Kacday

Qiimaha dolarka oo hoos u dhacay iyo maciishadda oo sare u kacday ayaa keenay in tiro badan oo qoysaska danyarta ahi ay dhib la kulmaanGuddoomiyaha Bangiga Dhexe, Cabdi Dirir Cabdi iyo Wasiirka Ku- xigeenka Maaliyadd...

Beelaha Majeerteen oo Guddi U Xilsaaray Xiisad u dhaxeysa Beelo Walaalo ah

  Beelaha Majeerteen oo maalmahaan shirar isdaba joog ah ku yeelanayay magaalada Bosaaso ayaa guddi u xilsaaray wax ka qabashada colaad dhexmartay labo beelo oo walaalo ah oo hore ku dirriray degaano hoos taga gobolka Ba...

Hillary Clinton oo ka Walaacsan Xaaladda Somalia

 Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Hillary Cilinton ayaa sheegtay inay aad uga walwasho xaaladda Somali...

Shiikh Shariif oo Soo Afjaray Wadatashiga Qofka Noqon Lahaa Raysalwasaaraha

Waxaa galabta (Talaado) dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho Madaxweynaha Dawladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Madaxweynaha ayaa safar gaaban ku tegay dalka Keny...

Dowladda Cusub ee Ethiopia

 Raiisal Wasaaraha Ethiopia Meles Zanawi ayaa magacaabay golaha wasiiradda ee dowladda cusub ee xisbiga isbahaysiga EPRDF ee talada haya, kadib markii uu si aad ah ugu guulaysatay doorashadii bishii Ma...

Jaamacadda East Somalia oo Ardaydii ugu horeysay ay Imtixaan u Fariisteen(Sawiro)

Qaar ka mid ah ardaydii ugu horeysay ee Jaamacadda Bariga Somalia (East Somalia University) ayaa si rasmi ah u fariistay Imitaaxka Tijaabadda ee u gudbida Jaamacadda. In ka badan 70 Arday ayaa Imtixaanka u Fariistay kuwaas oo kala ahaa Qeybaha kala duwan ee Maamulka iyo Sharcig...

Sunday, October 3, 2010

Siciid Jaamac Qorsheel oo Sheegay inuu Daneynayo Xilka Raysalwasaaraha Soomaaliya

 Siyaasi Siciid Jaamac Qorsheel ayaa shaaca ka qaaday inuu kamid yahay Siyaasiyinta xilligaan daneynaaya in ay qabtaan Xilka Raysalwasaarinimo ee dalka Soomaaliya....

Pages 381234 »

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey