waa inaan walaalayaal ku dadaalnaa Baarrinimada waalidka, hooyadana la maqlaa si aanu uhelno naxariista Eebe waayo Jannadu waxay tahay hooyada labadeeda cagood hoostooda,marka waa inaan noqonnaa Baarriyaal waalidkana u asxaan sameeya oo aanan caasinin.
Allaha naga dhigo kuwii waalidka maqla adeeca Allana jannadiisa uu galiyo
aanu dhagaysanno mirihii Allaha u naxariistee Abwaan Carays C.Karshe
iyo Saarkiisi Hooyodu Waa lama huraan
Bashir Dahir Dhabayaco
Melbourne - Australia
WAA HEESO MUUQAAL AH
17 years ago
0 Ra'yi ka dhiibo:
Post a Comment
Halkaan Ku cabbir Ra'yigaaga adoon cidna duraynin.