Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

Wednesday, December 21, 2011

Shirkii Garowe oo furmay iyo madaxda dowladda oo khudbado ka jeediyay (Sawiro)

, Galmudug, iyo sidoo kale wakiilo ka socday Ahlusunna Waljamaacah, Bulshada Rayidka, IGAD iyo Q/midoobay. Shirkan oo daba socda shirkii ka dhacay magaalada Muqdisho 4-6 bishii October kaasoo loogu magac daray shirka Wadatashiga Soomaaliya ayaa waxaa furitaankiisa goob joog ka ahaa madaxweyhaha dowladda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif Sheekh Axmed.Guddoomiyaha...

Shirka Wadatashiga heerka Qaran oo Wejigiisi 2-aad uu Garoowe ka furmay

Waxaa maanta abaare 4:00 galabnimo ka furmay magaala-madaxda Puntland ee Garoowe wejiga 2-aad ee shirka wadatashiga ee looga arinsanayo Dastuurka qaran ee Soomaali...

Dhagayso Duqa degmada Gaalkacayo oo ka hadlaya xaaladda ammaan ee Gaalkacayo

Duqa degmada Gaalkacyo Siiciid Cabdi Faarax ayaa maanta si kulul uga hadlay ammaanka degmada Gaalkacayo iyo deegaanada hoos taga xarunta gobolka Mud...

Pages 381234 »

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey