Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Tuesday, October 5, 2010

Shiikh Shariif oo Soo Afjaray Wadatashiga Qofka Noqon Lahaa Raysalwasaaraha

Waxaa galabta (Talaado) dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho Madaxweynaha Dawladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Madaxweynaha ayaa safar gaaban ku tegay dalka Kenya,

Dowladda Cusub ee Ethiopia


Raiisal Wasaaraha Ethiopia Meles Zanawi ayaa magacaabay golaha wasiiradda ee dowladda cusub ee xisbiga isbahaysiga EPRDF ee talada haya, kadib markii uu si aad ah ugu guulaysatay doorashadii bishii May.

Jaamacadda East Somalia oo Ardaydii ugu horeysay ay Imtixaan u Fariisteen(Sawiro)



Qaar ka mid ah ardaydii ugu horeysay ee Jaamacadda Bariga Somalia (East Somalia University) ayaa si rasmi ah u fariistay Imitaaxka Tijaabadda ee u gudbida Jaamacadda.

In ka badan 70 Arday ayaa Imtixaanka u Fariistay kuwaas oo kala ahaa Qeybaha kala duwan ee Maamulka iyo Sharciga.

Sunday, October 3, 2010

Siciid Jaamac Qorsheel oo Sheegay inuu Daneynayo Xilka Raysalwasaaraha Soomaaliya


Siyaasi Siciid Jaamac Qorsheel ayaa shaaca ka qaaday inuu kamid yahay Siyaasiyinta xilligaan daneynaaya in ay qabtaan Xilka Raysalwasaarinimo ee dalka Soomaaliya.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey