Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Wednesday, October 6, 2010

Dowladda Yemen oo Xabsiga Dhigtay Tahriibeyaal Soomaali Ah

Dawladda Yemen ayaa xabsiga u taxaabtey muwaadinin Soomaali ah oo halkaas si sharci darro ah ku galay kadib markii ay soo galeen safar dhanka badda.

Tuesday, October 5, 2010

Maciishadda SomaliLand oo sare u Kacday

Qiimaha dolarka oo hoos u dhacay iyo maciishadda oo sare u kacday ayaa keenay in tiro badan oo qoysaska danyarta ahi ay dhib la kulmaan
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe, Cabdi Dirir Cabdi iyo Wasiirka Ku- xigeenka Maaliyadda,

Beelaha Majeerteen oo Guddi U Xilsaaray Xiisad u dhaxeysa Beelo Walaalo ah



Beelaha Majeerteen oo maalmahaan shirar isdaba joog ah ku yeelanayay magaalada Bosaaso ayaa guddi u xilsaaray wax ka qabashada colaad dhexmartay labo beelo oo walaalo ah oo hore ku dirriray degaano hoos taga gobolka Bari.

Hillary Clinton oo ka Walaacsan Xaaladda Somalia


Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Hillary Cilinton ayaa sheegtay inay aad uga walwasho xaaladda Somalia.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey