Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Wednesday, October 20, 2010

Tarriikhda Abwaankii waynaa ee Carays Ciise Kaarshe (A.U)

Careys Ciise Kaarshe oo ahaa saaryahan weyn oo Soomaaliyeed wuxuu ku dhashay " La-helay " oo ku taal Gobolka Jubada Hoose,
20km Kismaayo dhanka Galbeed ka xigta.

Thursday, October 7, 2010

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo Kulan La Qaadatay Hay’adaha Ka Shaqeeya Farsamada Gacanta(Sawiro)

Waxaa maanta kulan isugu yimid Xarunta Wasaarada Waxbarashada Puntland ee magaalada Garoowe Hay’adaha ka shaqeeya waxbarashada gacanta iyo waaxda Wasaarada Waxbarashada ee farsamada gacanta,

Wednesday, October 6, 2010

Hanbalyo Aroos Jacfar Yusuf iyo Shukri C.Jamac

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo,Dhammaan Ehelada,Asxaabta,Iyo dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxay Dhambaal Tahniyad Aroosa hawada u marinayaan Arooska iyo Aroosadda aan kala dhicin:-
 Mudane Jacfar Yuusuf Cabdala iyo Gacalisadiisa Shukri Cabdi Jamac

Buugga Bangiyada Islaamka iyo Q/Sare Siciid Cali Shire

“Islamic banking and finance is no longer just a theory or a dream, in fact it is now an emerging, evolving reality” Prof. Khurshid Axmed

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey