Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar
Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .
500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe
Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.
Madaxwaynaha Puntland Faroole
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .
Naadiga Comsed ee Gaalkacyo
Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).
Wednesday, December 15, 2010
Liis kamida Dadkii Ka Dambeeyey Xasuuqi 2008-dii ee Kenya Oo La Shaaciyey(Daawo)
Maxkamada dambiyada dagaalka ee aduunka ICC (International Criminal Court) ayaa shaacisay raggi ka dambeeyey xasuuqi sanadkii 2008-dii
Ciyaaraha G/Soomaaliya :Gobolka Nugaal oo ka badiyey Gobolka Sh/ Hoose
Waxaa daqiiqado ka hor soo gaba gabowday Ciyaartii ugu horeysay ee Koobka Gobolada Soomaaliya oo maanta ka FurmayGaroonka Mire Aware ee magaalada Garoowe
Ciyaarta Ugu Horeysa ee Koobka Gobolada Soomaaliya Oo Kasocota Magaalada Garoowe
Thursday, December 9, 2010
Ammaanka iyo xasilloonida Somaliya: ku-dayashada tabihii beelaha gudaha
Ammaanka iyo xasilloonida Somaliya: ku-dayashada tabihii beelaha gudaha
Jeremy Brickhill
Lagasoo bilaabo dalka Koonfur Afrika illaa Suudaan, ama Burundi ilaa Saaxil-Caag [Ivory Coast],
Jeremy Brickhill
Lagasoo bilaabo dalka Koonfur Afrika illaa Suudaan, ama Burundi ilaa Saaxil-Caag [Ivory Coast],











