Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar
Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .
500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe
Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.
Madaxwaynaha Puntland Faroole
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .
Naadiga Comsed ee Gaalkacyo
Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).
Thursday, December 16, 2010
Natiijada Ciyaartii Galabta Dhexmartay Gobolada Banaadir Vs Mudug
Waxa galabta garoonka Mire aware ku hardamay sidaan horay idiinku soo gudbinay afar kooxood kuwaas oo ka kala socday gobolada Somaliya siiba gobolada Sool Vs Gedo oo iyadu aheyd ciyaartii ugu horeysay ee Galabta waxaanay ku dhamatay 3-3 Bar bar dhac,
Tabbabar Magaalada Bosaaso Uga Furmey Saxaafada Puntland (Sawiro)
Tabbabar ayaa maanta Hoteelka Jubba ee magaalada Bosaaso uga furmey warbaahinta ka howlgasha degaanada Puntland,waxaana tababarka soo qaban qaabisay Ururka MAP iyadoo oo kaashanaysa Hay’ad lagu magacaabo PRESS NOW.
Sool iyo Gedo oo Barbardhac Galay, Mudug iyo Banaadir oo soo food leh in yar kadib
Cayaaraha gobolada Soomaaliya ayaa si habsamileh uga bilowdey magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland. Cayaartii lagu furey ee shalay dhexmartey Gobolka Nugaal oo marti gelinaaya ciyaaraha iyo Shabeelada Hoose ayaa gobolka Nugaal u suurta gashey
in ay 1:0 uga badiyaan Shabeelada Hoose,
in ay 1:0 uga badiyaan Shabeelada Hoose,
Kooxda lagu magacaabo Jundu Allah oo sheegatay mas’uuliyada qaraxyadii ka dhacay dalka Iran
Jamaacada Jundu Allah ee sunniga ah ayaa shaaca kaqaaday in ay mas’uul ka tahay laba weerar oo lala beegsaday misaajid shiicadu leedahay oo ku yaal magaalada Shaahbahaar eekoonfurta beri Iran
Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya
wararkii ugu danbeeyey
-
Careys Ciise Kaarshe oo ahaa saaryahan weyn oo Soomaaliyeed wuxuu ku dhashay " La-helay " oo ku taal Gobolka Jubada Hoose, 20km K...
-
Gabayada afsoomaliga lama yaqaan sida uu u bilawday sida afka soomaliga oo kale laakiin waxa macruuf ah in gabayga soomaliga ah uu...
-
Naadigaan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la,aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas,aasay magaalada gaalkacyo w...
-
Gabaygan DOOG-KICIYE waxa uu jawaab u yahay gabaygii ka horreeyey ee DARBADAALEY haddaba Maansadan aad ayay intaan uga badan tahay. Sidii ...
-
Maxamed Nuur Fadal wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Degmada Berbera xilli ku beegnaa 1885. Mas’uuliyiinta mustacmaraddii Ingriiska ee u fadhi...
-
Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010...
-
Geeraar ku saabsan xaalka dalkeenu yahay W/T:( Bashir Dahir Dhabayaco ) Dunidaba dhammaanteed Dadaalbey galeenoo Daarey dhisaayaan Dalko...
-
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlam...
-
Garoowe, August 19, 2014 - Madaxwaynah Dowladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu gudi heer wasiiro ah u magacabay...











