Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Saturday, January 15, 2011

Bariiska oo Geeska Afrika u qaaliyoobi doona burcad badeedda awgeed


Dalka Australia oo dibadda u dhoofiyo bariiska uga badan adduunka ayaa beeralleyda waxaa ay la’yihiin maraakiib ay kireystaan oo ay bariiska ku gaarsiiyaan dalalka sida aadka ah looga isticmaalo,

Caasimadda Tunisia oo wali kacsan

Ciidamada amniga ee dalka Tunisa ayaa xiray wadada wayn ee caasimadda, oo ay halka dibadbaxyo ballaaran ay ka dhaceen,

Taliyaha Ciidanka Badda DFKM:Beesha Caalamka Ha inoo Qalabeeyaan Ciidankeena

Taliyaha Ciidanka Badda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay gacan siiyaan Ciidanka Badda Soomaaliyeed si looga hortago falalka Burcadbadeeda.

Admiral Faarax Axmed Cumar (Qarre) oo wareysi gaar ah siinayay warbaahinta Horseed Media ayaa ugu horeyn walaac xoogan ka muujiyey weerarada ay sii kordhinayaan kooxaha Burcadbadeeda

Friday, January 7, 2011

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo ka hadlay waxbarashada dalka

Guddoomiyaha jaamacadda Muqdishu Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar ayaa shalay u khudbeeyay jaaliyada Somalida ee dalka Nederlands.
Gudoomiyaha ayaa ka hadlay xaalada waxbarasha ee dalka Soomaaliya isagoo sharraxay horumarka waxbarasho ee ka jira dalka iyo caqabadaha la soo gudboonaada.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey