Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Thursday, February 4, 2010

heesta calanka ogadeniya daawaho wacan akhyaarey nabadgalyana isma dhaafno

Saturday, January 23, 2010

Ardey Ka Qalin Jebisey Jaamacada SHANDi

Waxaa habeenimadii jimcaha 22/01/2010 lagu qabtay dalka suudaan gaar ahaan gobolka nahrul-niil magaalada shandi xaflad qalinjabin oo loo samaynayey aradada dhameesay jaamacada SHANDI

Friday, January 22, 2010

Qarax ka dhacay Bosaso


Waxaa caawa uu qarax bambaano ka dhacay bartamaha magaalada Bosaso ee xarunta Gobalka Bari, Qaraxan oo la sheegay in lala bartilmaamsaday ciidamada Amniga ee Boosaaso.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey