Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Friday, August 6, 2010

Waxyaalaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaaro tacliinta

Waalid weliba waxaa uu jecel yahay in ilmihiisu noqdo mid aad ugu fiican tacliinta
Mar kasta oo ilmuhu guul ka gaaro waxbarashadana waxaa uu waalidku dareemaa farxad aan lasoo koobi karin. Jidka dheer ee loo maro tacliintu waa mid u baahan dadaal iyo dulqaad badan.

War Dag-Daga :-M/P/Land oo ka hadlay Dagaalada deegaanka Galgala.




Madaxweynaha tilmaamay in dagaalka ay Ciimada Amaanku ay gacanta ku soo dhigeen raga argagaxiso ah kuwaas oo uu qaar ka magacaabay, islamarkaasin uu magacaabay nin lagu magacaabo jaamac ismaaciil ducaale ninkaan oo uu sheegay in uu yahay nin argagaxiso ah oo horay dagaalo kala duwan uga soo galay gudaha dalka Soomaaliya.

Wednesday, June 30, 2010

HEESTA MAXAAN XABADEEY KU NACAY IYO BASHIIR

 MAXAAN XABADAY KU NACAY!!                                           WAA Hees aad iyo aad uqiiro badan
ee ka bogosho wacan asxaabey waxaana idiinku talo galay xuska maalinta 1da luulyo
dalkana Allah ha nooga dajiyo siduu haatan yahay:
miraha heesta waxaa ka mida:-

KU Dalxiis dalka Soomaaliya

Dalkeena waa dalka kaliya ee aan la arkin dunida meel la mida markii loo eego
dhanka khayraadka Bad iyo Birriba iyadoo uu Ilaahay nagu mannaystay haddana waan ku
qooqnay nimcadii uu Alle nagu galladaystay saa oo ay tahayna waan garanwaynay ka faa'iidaysigiisa.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey