Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Thursday, September 30, 2010

Shir Ku Saabsan Nabadda oo Ka Dhacay Magaaladda Gaalkacyo


Kulan ballaaran oo ku saabsan nabadgalyada ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Gaalkacyo oo ay soo qaban qaabisay Ururka CPD ee ka shaqeeya horumarinta nabadda.

Madaxda Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kulmay


Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweyne Shariif sheekh Axmed waxay kulan ku yeesheen garoonka dayuuradaha ee magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti.

Wasiir hore oo lagu xiray Jigjiga


Wararka ka imanaya Magaaladda Jigjiga ee gobolka Soomaalida Ethiopia ayaa waxay sheegayaan in la xiray, Guuleed Casoowe, oo ahaan jiray wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Deegaanka Soomaalida.

Horumarka Naadiga Comsed oo ah Horyaalka P/Land (Sawirro)

Naadigaan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la,aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas,aasay magaalada gaalkacyo waxaana aas,aasay oo mulkiilaha oo ah dhakhtar wayn oo lagumagacaabo Dr,C/qaadir Maxamed jaamac

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey