Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

Thursday, September 30, 2010

Shir Ku Saabsan Nabadda oo Ka Dhacay Magaaladda Gaalkacyo

 Kulan ballaaran oo ku saabsan nabadgalyada ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Gaalkacyo oo ay soo qaban qaabisay Ururka CPD ee ka shaqeeya horumarinta nabadda....

Madaxda Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kulmay

 Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweyne Shariif sheekh Axmed waxay kulan ku yeesheen garoonka dayuuradaha ee magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti....

Wasiir hore oo lagu xiray Jigjiga

 Wararka ka imanaya Magaaladda Jigjiga ee gobolka Soomaalida Ethiopia ayaa waxay sheegayaan in la xiray, Guuleed Casoowe, oo ahaan jiray wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Deegaanka Soomaalida....

Horumarka Naadiga Comsed oo ah Horyaalka P/Land (Sawirro)

Naadigaan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la,aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas,aasay magaalada gaalkacyo waxaana aas,aasay oo mulkiilaha oo ah dhakhtar wayn oo lagumagacaabo Dr,C/qaadir Maxamed jaamac...

Wednesday, September 29, 2010

Warbixin Soomaliya oo noqotay waddanka ugu xun iskuul aadista(Sawirro)

 Warbixin ay soo saartay kooxda u ololaysa waxbarashada ee Global Campain For Education (GCE) ayaa sheegtay, in Soomaaliya ay noqotay waddanka ugu xun adduunka ee iskuul laga aado.Dagaalka ka socda in ka bada labaatan sano ayaa saamayn ku yeeshay wax barashada....

9 ayaa dhintay,ilaa 16 kalena waa dhaawac

 Madaafiic ku dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan sagaal qof, 16 kalena waa ay ku dhaawacme...

Saturday, September 18, 2010

Wararkii u danbeeyey ee Khilaafka Dawladda Soomaaliya [Warbixin]

Iyada oo weli uu taagan yahay khilaafka soo dhexgalay Dawladda Federaalka, kaas oo salka ku haya, Awooda Dawladda, Dastuurka Qabyada ah, La xisdaabtanka Masuuliyiinta, Waxqabadka iyo Kala soocidda hawlaha, ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka socda dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeed...

Wednesday, September 15, 2010

Madaxweyne Shiikh Shariif oo Maanta Khudbad Dheer Ka Horjeediyey Fadhigii Baarlamaanka

Waxaa maanta kulan isugu yimid xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Shirka ayaa waxaa guddoominaayey Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka Cabdiweli Shiikh Muudey, waxaana la sheegay in ay goobta fadhiyeen 305 xildhibaan, taas oo ka dhigeysa in kooramku dhan yahay....

Pages 381234 »

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey