Muuqaalkan waxaa uu ka turjumayaa siduu ahaa xooggii dalka saamaaliya waqtigii Dawladda soomaliya ay jirtay isla markaana loo yaqaanay soomaaliya Libaaxyada Afrika,
Haddaba Daawasho wacan waxaana ugu talo galnay waa sanad guurada ka soo wareegatay 50 sano waqtigaan xorriyadda qaadanay in kastoo haatan aanu daganayn xaalka dalkeena hooyo.
in sha allah waa noo hagaagi doonaa dalkeenu Dhammaanna dhalinyarada waxaan ugu baaqayaa in ay ka kacaan hurdada iyo in ay ka dheeraadaan Qabyaaladda iyo in loo dadaalo dadka iyo dalkaba.
Alla daa'imow Dadka noohadee
Alla daa'imow Dalka noo hagaaji Aaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin,
Haddana Daawasho wacan ayaan idin leeyahay
Bashir Dahir Dhabayaco
Allhoryaal
Melbourne - Australia
Wednesday, June 30, 2010
Xooga Dalka Soomaaliya daawasho wacan
Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya
wararkii ugu danbeeyey
-
Careys Ciise Kaarshe oo ahaa saaryahan weyn oo Soomaaliyeed wuxuu ku dhashay " La-helay " oo ku taal Gobolka Jubada Hoose, 20km K...
-
Gabayada afsoomaliga lama yaqaan sida uu u bilawday sida afka soomaliga oo kale laakiin waxa macruuf ah in gabayga soomaliga ah uu...
-
Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010...
-
Gabaygan DOOG-KICIYE waxa uu jawaab u yahay gabaygii ka horreeyey ee DARBADAALEY haddaba Maansadan aad ayay intaan uga badan tahay. Sidii ...
-
Dhammaan waxaan ogaysiinayaa asxaabta in aan dibu habayn aan ku wadno webkaan lana casriyaynayo in sha Allaah oo aad kaga bogan doontaan arr...
-
Arligaygow Farax Murtile iyo Baafin Haybad waxaad ku leedahay Dh/Hooyo Nabadeey Macaaney Neecaw Udgooney B D Dhabayaco Allhoryaal Melbo...
-
Munaasabada lagu furaayay Ciyaaraha gobolada dalka Soomaaliya ayaa lasoo gaba gabeeyey iyadoo ay si toos ah u bilaabmatay Ciyaartii ugu hore...
-
Madaxweynaha dalka Liberia ayaa si rasmi ah u sheegtay in dalkaas diyaar u yahay inuu ka qayb qaato wax ka qabashada xaaladda ka ta...
-
Naadigaan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la,aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas,aasay magaalada gaalkacyo w...



0 Ra'yi ka dhiibo:
Post a Comment
Halkaan Ku cabbir Ra'yigaaga adoon cidna duraynin.