Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar
Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .
500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe
Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.
Madaxwaynaha Puntland Faroole
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .
Naadiga Comsed ee Gaalkacyo
Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).
Saturday, September 18, 2010
Wararkii u danbeeyey ee Khilaafka Dawladda Soomaaliya [Warbixin]
Iyada oo weli uu taagan yahay khilaafka soo dhexgalay Dawladda Federaalka, kaas oo salka ku haya, Awooda Dawladda, Dastuurka Qabyada ah, La xisdaabtanka Masuuliyiinta, Waxqabadka iyo Kala soocidda hawlaha, ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka socda dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeeda.
Wednesday, September 15, 2010
Madaxweyne Shiikh Shariif oo Maanta Khudbad Dheer Ka Horjeediyey Fadhigii Baarlamaanka

Waxaa maanta kulan isugu yimid xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Shirka ayaa waxaa guddoominaayey Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka Cabdiweli Shiikh Muudey, waxaana la sheegay in ay goobta fadhiyeen 305 xildhibaan, taas oo ka dhigeysa in kooramku dhan yahay.
Friday, August 6, 2010
Waxyaalaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaaro tacliinta
Mar kasta oo ilmuhu guul ka gaaro waxbarashadana waxaa uu waalidku dareemaa farxad aan lasoo koobi karin. Jidka dheer ee loo maro tacliintu waa mid u baahan dadaal iyo dulqaad badan.
War Dag-Daga :-M/P/Land oo ka hadlay Dagaalada deegaanka Galgala.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya
wararkii ugu danbeeyey
-
Careys Ciise Kaarshe oo ahaa saaryahan weyn oo Soomaaliyeed wuxuu ku dhashay " La-helay " oo ku taal Gobolka Jubada Hoose, 20km K...
-
Gabayada afsoomaliga lama yaqaan sida uu u bilawday sida afka soomaliga oo kale laakiin waxa macruuf ah in gabayga soomaliga ah uu...
-
Gabaygan DOOG-KICIYE waxa uu jawaab u yahay gabaygii ka horreeyey ee DARBADAALEY haddaba Maansadan aad ayay intaan uga badan tahay. Sidii ...
-
Naadigaan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la,aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas,aasay magaalada gaalkacyo w...
-
Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010...
-
Maxamed Nuur Fadal wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Degmada Berbera xilli ku beegnaa 1885. Mas’uuliyiinta mustacmaraddii Ingriiska ee u fadhi...
-
Geeraar ku saabsan xaalka dalkeenu yahay W/T:( Bashir Dahir Dhabayaco ) Dunidaba dhammaanteed Dadaalbey galeenoo Daarey dhisaayaan Dalko...
-
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlam...
-
اشتباكات بين جيش جنوب السودان وفصيل منشق في ولاية الوحدة الجنوبية. وقال كيول ديم كيول المتحدث باسم الجيش الجنوبي ان "جنودا من الجيش ال...









