Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Thursday, December 16, 2010

Kooxda lagu magacaabo Jundu Allah oo sheegatay mas’uuliyada qaraxyadii ka dhacay dalka Iran

Jamaacada Jundu Allah ee sunniga ah ayaa shaaca kaqaaday in ay mas’uul ka tahay laba weerar oo lala beegsaday misaajid shiicadu leedahay oo ku yaal magaalada Shaahbahaar eekoonfurta beri Iran

Raysalwasaare Farmaajo Oo Dib Ugu Laabtay Muqdisho

Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wefdi u hogaaminaayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Wednesday, December 15, 2010

Madaxweynaha dalka Liberia oo Sheegtay In Ay Ka Qayb qaadanayaan Dib u dhiska Soomaaliya




Madaxweynaha dalka Liberia ayaa si rasmi ah u sheegtay in dalkaas diyaar u yahay inuu ka qayb qaato wax ka qabashada xaaladda ka taagan dalka Soomaaliya.

Tabbabar Dalka Uganda Loogu Soo Gaba Gabeeyey Inka Badan 900-askari oo Ka Tirsan Dawladda Federaalka

Dalka Uganda waxaa maalinimadii shalay tababar loogu soo gaba gabeeyey cutubyo kamid ah Ciidamada Dawladda Federaalka ee Soomaaliya,

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey