Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Wednesday, June 30, 2010

HEESTA MAXAAN XABADEEY KU NACAY IYO BASHIIR

 MAXAAN XABADAY KU NACAY!!                                           WAA Hees aad iyo aad uqiiro badan
ee ka bogosho wacan asxaabey waxaana idiinku talo galay xuska maalinta 1da luulyo
dalkana Allah ha nooga dajiyo siduu haatan yahay:
miraha heesta waxaa ka mida:-

KU Dalxiis dalka Soomaaliya

Dalkeena waa dalka kaliya ee aan la arkin dunida meel la mida markii loo eego
dhanka khayraadka Bad iyo Birriba iyadoo uu Ilaahay nagu mannaystay haddana waan ku
qooqnay nimcadii uu Alle nagu galladaystay saa oo ay tahayna waan garanwaynay ka faa'iidaysigiisa.

Geeraar iyo xasuus aad uwacan{Daawasho}.!!!

Geeraar ku saabsan xaalka dalkeenu yahay
W/T:(Bashir Dahir Dhabayaco)

Dunidaba dhammaanteed Dadaalbey galeenoo
Daarey dhisaayaan Dalkooday cammirayaan
Dadaal la'isku dhaafyo Daruuraha agtoodiyo,
dayaxaa la dagayaa taasaa la doorbidey
inaa lagu dakeeyaa Dowr wacan la gaara
Dadkaygow annaguna dadba daa warkiise
Dawrkeena wacaniyo dadkiibaan qalaynaa,

Xooga Dalka Soomaaliya daawasho wacan

Muuqaalkan waxaa uu ka turjumayaa siduu ahaa xooggii dalka saamaaliya waqtigii Dawladda soomaliya ay jirtay isla markaana loo yaqaanay soomaaliya Libaaxyada Afrika,

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey