Burcad-Badeed Qr/C/fatax Dahir Cumar

Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010 .

500 arday ayaa u fariistay imtixaanka sanadkaan EAU Garowe

Jaamacadda East Africa qaybteeda Garowe ayaa soo gabagabaysay sannad-dugsiyeedkii ugu horreeyay ee ka soo wareegay markii jaamacadda la furay sannadkii hore.

Madaxwaynaha Puntland Faroole

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta furay Kalfadhi aan caadi ahayn oo la isugu yeeray xubno kamid ah Baarlamaanka Puntland. .

Naadiga Comsed ee Gaalkacyo

Naadigan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas aasay magaalada gaalkacyo waxaana aasaasy Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhaga cade).

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.

Tuesday, January 18, 2011

Xaaskii madaxweynihii baxsadey ee Tunisia oo horey u sii qaadatey hal tan oo dahab ah

Xaaska madaxweynihii baxsadey ee wadanka Tunisa Zaynal Abidin Bin Ali Leila Trabelsi ayaa la xaqiiyey in saacidihii ugu dambeeyey awooda maamul ee ninkeeda ay qaadatey in ka badan Hal Tan oo dahab oo ku keydanaa Bangiga dhexe ee wadanka Tunisa.

Gudigii Baarista dilkii raysal Wasaarihii Lubnan oo War ka soo saaray Baaristooda

Wadanka Lubnaan oo ahaa maalmihii aynu soo dhaafnay mid ay isbedlo dhinaca siyaasada ah ka jireen kadib iscasilitaankii Wasiiro badan oo ku jiray xukuumada Sacad Al xariiri ayaa sidoo kale waxaa iyagan sheegay in ay meel fiican u marayso soo bandhigitaanka dadkii ka dambeeyay dilkii raysal Wasaarihii hore dalkaasi gudigii qaramada midoobay ee loo xil saaray.

Ciidan Soomaaliyeed oo Jabuuti Uu Tababar uga Furmay

Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar ayaa maanta wadajir u furay tababarka la siinayo 500 oo askarta booliska DKMG.

Tababrkan oo ka furmay Jabuuti, ayaa waxaa loogu talagalay 500 oo askari oo taabacsan DKMG.

Tunisia oo yeelatay Dowlad ku meel gaar ah

Waxaa lagu dhawaaqay magacyada ku jira dowladda cusub ee ku meel gaar ka ah ee Tunisia, ka dib markii xukunka laga riday madaxweynihii Tunisia Ben Cali.


Ra'iisal wasaaraha Tunisia Maxamed Ghannouchi ayaa sii hayn doona shaqada, sidoo kale Wasiirka Arimaha Gudaha,

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey