Thursday, June 3, 2010

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis


Dhammaan waxaan ogaysiinayaa asxaabta in aan dibu habayn aan ku wadno webkaan lana casriyaynayo in sha Allaah oo aad kaga bogan doontaan arrimo badan oo isugu jira taariikhda dalkeena , suugaanteena wacan .diini iyo waliba maqaaloo nabadda ku saabsan, adinkuna waad ka soo dhiiban kartaan afkaartiina waana muhiim haddaba dhanka hoose ee waraaqda ku soo dira ra'yigiina adinkoo cabbiraya asxaabey.
Mahadsanidiina
BY:Bashir D Dhabayaco

1 Ra'yi ka dhiibo:

waa uu wacanyaahay ee ku dadaala sidaad u haqabtiri lahaydeen ummadda soomaaliyeed .

Post a Comment

Halkaan Ku cabbir Ra'yigaaga adoon cidna duraynin.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey