Tuesday, January 18, 2011

Ciidan Soomaaliyeed oo Jabuuti Uu Tababar uga Furmay

Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar ayaa maanta wadajir u furay tababarka la siinayo 500 oo askarta booliska DKMG.

Tababrkan oo ka furmay Jabuuti, ayaa waxaa loogu talagalay 500 oo askari oo taabacsan DKMG.



Dawladda Japan ayaa maalgalinaysa tababrkan, waxaana dhinaca fulinta iyo farsamada ka qayb qaatay Midawga Afrika iyo Qaramada Midoobay.

Munaasabad gaar ah oo loogu talagalay ayaa lagu qabtay xaruunta ciidanka Booliska ee Jabuuti.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qayb galay wafdi ka socday DKMG oo uu horkacayo Madaxweyne Sh Shariif Sheekh Axmed.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin ku saabsan arrintan.
Halkan hoose ka dhgayso

1 Ra'yi ka dhiibo:

waa wax aaad uwanaagsan waana in la tageera insha Allah waanu gaari hankeenna haddii aaynu ka dhabaynee

Post a Comment

Halkaan Ku cabbir Ra'yigaaga adoon cidna duraynin.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey