Muqdisho:-Waxaa ka socda maanta Golaha Shacabka doorashada gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee baarlamaanka DFKM waxaana si weyn amaanka golaha shacabka aad u sugaya ciidmada AMISOM iyo kuwa DFKM.
Waxaa u tartamaya gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee baarlamaanka DFKM ilaa 9 musharax oo ka tirsan baarlamaanka DFKM .
Warar hordhac ah oo naga soo gaaraya xarunta golaha shacabka ayaa sheegya in haatan la soo afmeeray wareegii 1aaad waxaana ugu horeeya Xildhibaan Cusmaan Cilmi boqore wuxuuna helay 105 cod, isagoo si toos ah ugu gudbay wareega 3aad ee doorashda.
Xildhibaan Axmed dhinbil Rooble ayaa isana galay kaalinta labaad ee doorashda wareega labaad ee doorashada gudoomiye ku xigeenka 2aad ee barlamaanka Soomaaliya, wuxuuna helay 86 cod.
Xildhibaan C/laahi Abyan Nuur oo tartanka ayaa isna helay 76 cod, isagoo galay kaalinya 3aad .
Mahad C/lla Cawad ayaa isna helay 55 cod waxaana haatan u soo gudbay wareega 3aad Xildhibaan Cusmaan Cilmi boqore 105 cod iyo Xildhibaan Axmed dhinbil Rooble 86 cod.
waxa ka soo baxana waan idiin soo gudbinaynaa in sha Allah iyo mudanaha loo doorto G/Xigeenka 2aad ee baarlamaanka soomaaliya.
Allhoryaal
Muqdisho
Sunday, June 6, 2010
Doorashada Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee baarlamaanka DF oo loo gudbay wareegii 3aad
Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya
wararkii ugu danbeeyey
-
Careys Ciise Kaarshe oo ahaa saaryahan weyn oo Soomaaliyeed wuxuu ku dhashay " La-helay " oo ku taal Gobolka Jubada Hoose, 20km K...
-
Gabayada afsoomaliga lama yaqaan sida uu u bilawday sida afka soomaliga oo kale laakiin waxa macruuf ah in gabayga soomaliga ah uu...
-
Buugaan ayaa loogu magac daray sidaad aragtaanba(Burcad Badeed) ,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Isniinta oo ku beegnayd 21/jun/2010...
-
Gabaygan DOOG-KICIYE waxa uu jawaab u yahay gabaygii ka horreeyey ee DARBADAALEY haddaba Maansadan aad ayay intaan uga badan tahay. Sidii ...
-
Dhammaan waxaan ogaysiinayaa asxaabta in aan dibu habayn aan ku wadno webkaan lana casriyaynayo in sha Allaah oo aad kaga bogan doontaan arr...
-
Arligaygow Farax Murtile iyo Baafin Haybad waxaad ku leedahay Dh/Hooyo Nabadeey Macaaney Neecaw Udgooney B D Dhabayaco Allhoryaal Melbo...
-
Munaasabada lagu furaayay Ciyaaraha gobolada dalka Soomaaliya ayaa lasoo gaba gabeeyey iyadoo ay si toos ah u bilaabmatay Ciyaartii ugu hore...
-
Madaxweynaha dalka Liberia ayaa si rasmi ah u sheegtay in dalkaas diyaar u yahay inuu ka qayb qaato wax ka qabashada xaaladda ka ta...
-
Naadigaan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la,aas aasay sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas,aasay magaalada gaalkacyo w...



0 Ra'yi ka dhiibo:
Post a Comment
Halkaan Ku cabbir Ra'yigaaga adoon cidna duraynin.