Wednesday, June 30, 2010

HEESTA MAXAAN XABADEEY KU NACAY IYO BASHIIR

 MAXAAN XABADAY KU NACAY!!                                           WAA Hees aad iyo aad uqiiro badan
ee ka bogosho wacan asxaabey waxaana idiinku talo galay xuska maalinta 1da luulyo
dalkana Allah ha nooga dajiyo siduu haatan yahay:
miraha heesta waxaa ka mida:-

Maxaann Maxaan Maxaan Xabadeey Ku Nacey
Xusuustii Wax Yeeladaa aa Maxaan Xabadeey Ku Nacay
NImaan iga xoog badnayn adaa geed iigu xirey
Waliba xero iigu ridey Xuriyadii jaribayeeeee ey !!
Adaa xabsiga iigu ridey xoriyo sharafta iiga ridey
maxaan xabadeey ku nacay ku nacay !!
maxaan maxaan maxaan xabadeey ku nacay
xubkiyo dhagahaa iqarxoo maxaan xabbaday ku nacay
warshadahaagoo la xiro dib danbana loo xannimo
xalbay aadmiga u tahay maxaaan maxaaaaaaan xabbadey ku nacay
maxaaaaaaaaaan xabbadeeeeey ku nacaaaaaay!!!
!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Allow Kuu naxariiso Bashir Ibrahim waa hees qiiro leh kana ilmaynaysa qofkasta oo damiir kujiro
dadkeenuna wali maxay sii haystaan xabbadda oo ay daba joogaan ilaahow xaqqa na fahansii nagana dhig xabbadaan saan noo gashay aana u aaba yeelin mid yar iyo wayn sheekh iyo shariif caruur iyo ciroolaba dad iyo duunyaba waa ay nala hartay iyadoo kuwa wax ma garataa gacanta ay ugu jirto
Dhalinta soomaaliyeedse waxaan leeyahay waa inaad ku hammidaan dadka iyo dalkaba dajintiisa.
xasuustana mirihii Allaha u naxariistee isna C/laahi Xaange ee ahaaaa
ISU SOO DARMADA WAXAAD TIHIIN UL IYO DIIRKEEDE
Haddana daawasho wacan heestii Maxaan Xabaday Kunacay iyo Bashir Ibrahim (A U N)

Bashir Dahir Dhabayaco
allhoryaal@melbourne

0 Ra'yi ka dhiibo:

Post a Comment

Halkaan Ku cabbir Ra'yigaaga adoon cidna duraynin.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey