Wednesday, June 30, 2010

KU Dalxiis dalka Soomaaliya

Dalkeena waa dalka kaliya ee aan la arkin dunida meel la mida markii loo eego
dhanka khayraadka Bad iyo Birriba iyadoo uu Ilaahay nagu mannaystay haddana waan ku
qooqnay nimcadii uu Alle nagu galladaystay saa oo ay tahayna waan garanwaynay ka faa'iidaysigiisa.

bal eeg oo daawo meel ishu diidi malehe dal wacnaanta dalkeeniyo damiirkeena jiifaa
wallee kala darajo weeyaaaaaaaaaaaaaaaaane!!..

Bashir Dahir Dhabayaco

0 Ra'yi ka dhiibo:

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey