Friday, December 17, 2010

Ciyaarta Gobolada Shabeelada Dhexe iyo Bakool oo Socota

Ciyaarta labaad ee gobolada Shabeelada Dhexe iyo Bakool ayaa kasocota haatan garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare magaalada Garoowe.


Labadaan gobol Ciyaartooda ayaa bilaabmatay waxyar kadib markii ay soo dhamaatay ciyaartii Xulalka Bari iyo Jubadda dhexe oo uu badiyey xulka gobolka Bari.

Xulka gobolka Shabeelada dhexe ayaa hadda ku hogaaminaysa ciyaarta 3-2.

Qaybta dambe ee ciyaarta oo hadda socota ayaa xulka gobolka Bakool lasoo galeen ciyaar awood badan isla markaana doonaaya in ay wax ka bedelaan natiijada ciyaarta.

Allhoryaal
Garoowe

0 Ra'yi ka dhiibo:

Post a Comment

Halkaan Ku cabbir Ra'yigaaga adoon cidna duraynin.

Astaanta Horyaal Waa Hiigsiga Nabadda Soomaaliya

Bashir Dahir Dhabayaco allhoryaal Copyright © 2007-2016

.

wararkii ugu danbeeyey